(Sawirro) Turkiga oo qabtay Markab Ruush ah oo sida Qamadi laga soo xaday Ukraine

Danjiraha xukuumadda Ukraine ee Ankara ayaa sheegay in Turkiga uu la wareegay markab Ruushka laga leeyahay oo siday qamadi laga soo xaday Ukraine Dacwad-oogaha Guud ee Ukraine ayaa Ankara ka codsaday inay qabato markabkan oo lagu magacaabo Zhebek Zhuly, kaasoo ku soo xirtay dekadda Turkiga. Aqalka Kremlin ayaa sheegay in dhoofinta qamadiga aanan loo aqoonsan … Continue reading (Sawirro) Turkiga oo qabtay Markab Ruush ah oo sida Qamadi laga soo xaday Ukraine